Maxamed Mukhtaar Maxamuud oo kaalinta 2aad ku guulaystay tarkanka caafimaadka taranka ee qoreyaasha da’da yar, akhriso maqaalka uu qoray

Ururka horumarinta dhallinyarada ee Somaliland Y-PEER ayaa bishii saddexaad qorayaasha da’da yar ee dhallinyarada ah u qabtay tartan ku saabsan caafimaadka taranka iyo dhallinyarada. Guddidii qiimayntu waxay kaalinta 2aad guddoonsiiyeen Maxamed Mukhtaar Maxamuud oo ku nool Hargeysa. Hoos ka akhriso maqaalkiisa. Dhibaatooyinka gudniinka gabdhuhu u leeyahay caafimaadka taranka (WQ: Maxamed Mukhtaar Maxamuud)  Hordhac Gudniinka gabdhuhu … Continue reading Maxamed Mukhtaar Maxamuud oo kaalinta 2aad ku guulaystay tarkanka caafimaadka taranka ee qoreyaasha da’da yar, akhriso maqaalka uu qoray