Golaha Wakiilada ee Jsl Online Shirarkooda iyo Doodahooda Maku Geli karaan? (WQ: Ahmed M. Elmi)

Golaha Wakiilada ee Jam S/Land Online Shirarkooda iyo Doodahooda Maku Geli karaan?

Sidaad lasocotaa shaqadii golaha wakiiladu ee Jam. Somaliland waxa uu u xidhan yahay oo shaqadoodii dib udhigey sababo cudurka Corona Virus lagu sheegey.

 

Qaranku wuxuu u baahan yahay in loo adeego guluhuna hawlahooda u fushadaan sidii suuragal ah. Xukuumadii iyo golihii wasiirada ee dalkeenu waxay shirarkoodii ku qabtaan online ilaa madaxweyne ayaa ka qeybgala manuu xanibin cudurkan covi19. Jaamacadiiihii iyo dugsiyadii ilaa kii hoose waa online. Covi19 waa in lala noolaadaa.Caqligu ha shaqeeyo.

 

Maxaa golihii oo hawlo xasaasi u yaaliin uga faa’iidansan waayeen technology online ka si hawlaha qaran loo igmaday u qabtaan. Mise wax kalaa jira xaaji Baashow!