Sucuudiga oo degenaanshiyo rasmi ah siinaya hal milyan oo kamid ah dadka muslimiinta Rohinga ee laggu xasuuqayo wadanka Miyanmar.
Dhaxal-sugaha boqortooyadda Sucuuddi Areebiya , Maxamed binu salmaan ayaa ku dhawaaqay in wadankiisu siinayo hal milyan oo ciqaamadood oo ah degenaanshiiyo rasmiya dadka muslimiinta ah ee Rohinga ee laggu xasuuqayo wadanka Miyanmar. Amiirku wuxuu sheegay in dadkaas oo laggu hayo xasuuq isir sifayna dawladda sucuudigu siinayso degenaanshiiyo rasmiya.
Talaabadan uu qaaday amiirku ayaa ah mid muslimiinta caalamku ay aad ugu farxeen oo wax wayn u taraysa dadkaas Rohinga.
Bandhige@gmail.com