Faransiisku waxa uu magan gelyo siinayaa 750 Afrikaan ah oo ku nool dalka Giriiga

Wasiirka Socdaalka iyo Magangalyada Griiga Giorgos Koumoutsakos ayaa shaaca ka qaaday in 750 oo magangalyo-doon ah loo rarayo Faransiiska, kadib heshiis bishii kowaad ee sannadkan uu la yeeshay Wasiiru dowlaha Faransiiska ee arrimaha gudaha Laurent Nunez.

Wasiirka Ariimaha gudaha Faransiiska iyo Wasiirka Qaxoontiga dalka Giriiga hashiis ay galeen Maanta waxay ku sheegan in Dawladda Faransiiku magan gelyo siin doonto 750 Qof dhammantood Afrikaan kuna Nool Dalka Giriiga. Dhawaana ay bilaabi doonaan daad gurayntooda.

 

Il-Wareed: Wakaaladaha Caalamiga ah

Bandhige@gmail.com