Madaxweyne Biixi oo saaka ku martiqaaday madaxtooyada labada hoggaamiye mucaarad

Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi ayaa labada hoggaamiye mucaarad ee Waddani iyo UCID Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi iyo Faysal Cali Waraabe ku martiqaaday inay saaka 9:00 subaxnimo kulan ku yeeshaan xarunta madaxtooyada.

Xigasho:- Geeska Afrika