Kooxda islamiga ah ee IS ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii Maali ee ay ku dhinteen 53 askari

Kooxda Islaamiga ah (IS) ayaa sheegatay mas’uuliyadda, iyada oo u mareysa wakaaladda wararka ee Amaq, duqeyn ba’an oo lagu dilay in kabadan 50 askari oo reer Mali ah.

Kooxaha islaamiga ah ee IS ayaa waxa ay sheegatay masuuliyada duqayn ba’an oo lagu dilay in kabadan 50 askari oo reer Mali ah.

Weeraradan ayaa waxa ay imanayaan kadib laba weerar oo ka dhacay meel u dhaw dadka burkino Faso oo ay ku dhinteen in ku dhaw 40 askari.

Waqooyiga Mali ayaa waxaa lasoo sheegayaa inay gacanta ku dhigeen al-Qaacida, ka dib markii ciidamada Mali ay ku guuldarreysteen inay jabiyaan kacdoon halkaas ka dhacayay sanadkii 2012.

Bandhige@gmail.com