Maamulka Astaan Cable, ee Somaliland oo Cambaareeyay Xadhiga Mulkiilaha warbaahintaas oo Hargaysa ku xidhan

Maamulka Astaan Cable, ee Somaliland oo Cambaareeyay Xadhiga Mulkiilaha warbaahintaas oo Hargaysa ku xidhan

 

Cabdimanaan Yuusuf Maxamed, oo ah guddoomiyaha Shirkadda Astaan Cable ayaa muddo 7aad ah ku xidhan magaalada Hargaysa.

 

Dhanka kale, Axmed Maxamed Suufi, oo ka mid ah Saamilayda Astaan ayaa sheegay in xadhigiisa ay ku lug leeyihiin rag doonaya in adeeg Warbaahin Cusub ay Hargeysa ka sameeyaan kuwaas oo horena isugu dayay in TV-ga ay ka helaan saami.

Bandhige@gmail.com