Qaar kamida Bulshada ku Dhaqan Magaalo Xeebedka Maydh oo si Weyn u Bogaadiyey dhismaha Dekeda Maydh

Odayaasha iyo waxgaradka bulshada Maydh ayaa bogaadiyey dhismaha dekedda Maydh. Hoos ka daawo Muuqaalka Kaafi Media Group.