Sidiiq Khan waxa uu mar kale ku guulaystay Doorashada Duqa London

Murashaxii Xisbiga Labourka Ee Dalka Ingiriiska Ugu Tartamayay Doorashada Duqa Magaaladda London Sadiq Khan ayaa Mar Kale Ku Guulaystay Doorashadaasi.

Waxa Uu Ka Adkaaday Murashaxii Xisbiga Conservative Shaun Bailey oo Xilkaasi Kula Loolamayay.

Sidiiq Waxa Uu helay codadkii La Tiriyay 55.2% Sidaas ayaanu Ku Noqday markii Labaad Duqa Magaaladda London Ee Caasimadda Dalka Ingiriiska.

bandhige@gmail.com