Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland waxay tababar u furtay dhalinyarada jaamacadaha ka baxay ee gobolka Togdheer

Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaarahajamhuuriyada somaliland waxa ay tababar u furtay dhalinyarada jaamacadaha kabaxay ee gobolka togdheer, gaar ahaan magaalada burco.

tababarkan ay wasaaraddu u qabatay dhalinyarada gobolka togdheer ayaa waxa furay agaasimaha guud ee wasaaraddaasi mudane Maxamed Cabdilaahi Siciid ”Khaawi” oo ka waramay ujeedada iyo muhiimada uu u leeyahay dhalinyarada oo ah sidii dhalinyaradu u samayn lahaayeen hal abuur ganacsi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: