Wasiirka wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska ayaa maanta ka daah furtay gobolka togdheer shirka shaqa abuurka heer qaran

Wasiirka wasaaradda Shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland Marwo Hinda jaamac xirsi Gaani ayaa maanta ka daah furtay gobolka togdheer shirka shaqa abuurka heer qaran.

Wasiirka wasaaradda shaqo Gelinta Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Soomaliland Marwo Hinda jaamac xirsi Gaani Gudoomiyaha gobolka togdheer iyo duqa magaalada ayaa maanta si rasmiya u daah furay shirka shaqa abuurka heer qaran shirkaaso lagaga arinsanayo sidii dhalinyarada loogu abuuri laha shaqooyin

Waxaana shirka kaso qayb galay shirkadaha gaarka loo leeyahay isu duwaayasha wasaaradaha ee gobolka togdheer iyo daneeyayal kale
Waxaana shirka kaso bixi doona qodobo xal u noqon doona shaqo abuurka.

Image may contain: 2 people, phoneImage may contain: 1 person, textImage may contain: 1 personImage may contain: 4 peopleImage may contain: one or more people, people sitting and indoor