Cidhibta keli-taliyaha (WQ: Imaam Cabdiraxmaan Cismaan)

Cidhibta keli-taliyaha

= Namruud isagoo waalan oo kab madaxa lagala dhacayo ayuu dhintay

= Fircoon isagoo kibir la waalan ayay badda cas haligtay oo ku qarqoormay

= Bakhtinasar isagoo waalan oo gubanaya ayuu qasrigiisii ku dhex dhintay

= Lenin isagoo waalan oo xaarkiisa cunaya ayuu dhintay

= Hitler isagoo waalan ayuu xabad madaxa isaga dhuftay

= Stalin isagoo waalan oo jidhkiisa cunaya ayuu dhintay

= Mustafe Kamal Atuturk isagoo waalan oo qaylinaya ayuu dhintay

= Siyaad Barre isagoo waalan ayuu suuli ku dhex dhintay

= Sadam Xuseen isagoo waalan ayaa la deldalay

= Qadaafi isagoo waalan ayaa dadkiisii faroxumeeyeen oo dileen.