Mucjisooyinka Rabaaniga ah ee ku duugan Xanuunkan Haleelay dalka Chinaha (WQ: Cali Nageeye)

Xanuunkan ku Habsaday dadka china ah, aya waxa ka muuqda lix arrimood, oo ah mcjiso Rabaani ah taasi oo ay dadka chinuhu, kula kici jireen bulshada islaamka ah ee dalkaasi ku nool.

1. Chinuhu Waxa uu muslimiinta dalkas ka mamnuucay qaadashada xijaabka, Halka xanuunkani u ku kalifay  in  dhamaan dadka china ahi, wajigooda wada dabooleen .

2. Chinuhu waxa u xaarantimeeyay, isla markaana dhaqdhaqaaq u diiday muslimiinta dalkaasi ku nool kuna so rogay in ayna cidina ugu  galin deganadooda, iyana ayna melna uga  bixi karin deganadooda.

Halka xanuunkani uu maanta chinihii ka dhigay kuwo ka karantimaysan Aduunka isla markaana  ayna dadka chine meelna uga bixi karin dalkooda .

3.chine Waxa uu dadka islaamka ah ku qasbi jiray, cunitaanka hilibka xayawanada,  ee xaraanta ah.

Halka Xanuunkani ka dhashay Hilibka xayawanada ee ay cunaan mid ka mida.

4. chinuhu, Waxa u xabsiyo u dhisay ku ururiyay dadka islaamka ah.

Halka Xanuunkani maanta chinihii ku ururiyay Cusbitaalo logu talo galay in lagu dabiibo malaayiinta uu asiibay Xanuunkani.

5. Chinuhu, Waxa uu muslimiinta chine ka mamnuucay, qabsashada iyo weynaynta dabal dega iyo isu so baxyada  Maalmaha diiniga , sida ciidaha islaamka oo kale .

Halka maanta Xanuunkani uu ka mamnuucay, ixtifaalo iyo xafladihii ay samaysan jireen dadka china ah ee sanadlaha ahaa.

6. Chinuhu Waxa uu xidhay, oo dumiyay, goobihii Cibaadada ee masaajidada kuwas oo dadka muslimiinta ahi ku oogi jireen saladaha, isugu iman jireen, asagoo ka mamnuucay in ay dadka musliminta ahi ay isugu yimaadan, isla markaana ku ogaan salaada Allah.

7. Ugu danbey, ilaa hada ma jiro Qof muslimiinta chine la mida oo xanuunkani asiibay( Allahu Akbar)

Maanta Xanuunkan ayaa Waxa uu xidhay dhamaan goobihi waxbarasho, kaniisadihii, iyo dhamaanba goobihi la isugu iman jiray, kuwas oo dhamaantoodba  la mamucay in la isugu yimaado.

Arrimahan iyo kuwa kale oo badan waxay muujinaya in Xanunkani yahay Cuqubo Rabaaniya oo ka dhalatay, Dulmigii iyo tacadigii lagu hayay dadka muslimiinta ah.

Allahu Akbar.