Mid kamid ah Dhacdooyinkii Cajiibka Ahaa Ee Suldaan Qamuus Aduunkan Uu Kaga Tagay (WQ: Hassan Kayd Abdirahman)

Dhacdooyinki Cajiibka Aha Ee Suldaan Qamuus Aduunkan Uu Kaga Tagay Mid Kamida

“Suldaan Qaamuus Waxa Uu Iska Laha paratcol Isaga Oo Kali Ah U Gaara Oo Hogaamiyayasha Aduunka Ee Kale Uu Kaga Duwana Suldaan Qaamuus Intii Uu Xilka Hogaamineed Ee Dalka Cuman Uu Hayay Waligi Madaaraka Kumu Soo Dhawyn Hogaamiye Waddan Kale Oo Dalkiisa Boqosho Ku Imid Marka Laga Reebe Madaxwynahi India Ee 80’kii [ Sh.D.Sharma] Oo Booqosho Ku Imid Saldanada Cuman Isla Sanadadas

Waxa Markali Ah La Arkay Suldan Qaamuus Oo Soo Galay Madaarka Kadibna Fuulay Diyaaradi Siday Madaxwynha India [Sharma] Ilaa Uu Ugu Tagay Kursigi Uu Fadhiyay Soona Salaamay Kadibna Ay Diyaarada Albaabkeeda So Wadda Istaageen Iyaga Oo Gacanta Is Haysta Marki Ay Salaanka Diyaarada Kaso Wadda Dageena Suldaan Qaamuus Waxa Uu Sameeyay Daaqada Gaadhiga  Ayu Ka Furay Madaxwyne [Sharma] Si Uu U Koro Gaadhiga Suldaan Qaamuus Intaas Kadib Darwalki Gaadhiga U Waday Waxa Uu Ku Amray Inu Kadago Gaadhiga  Kadib Waxa Kaxaynta /Waddida Gaadhiga La Wareegay Suldaan Qaamuus Ilaa Uu Qasriga Dalka Looga Arimyo Geeyo Madaxwynha India [Sharma]  Sidaasi Markay Dhacaday Ayay Mudo Kadib Saxafiiyiin Waydiisay Sababta Uu Sidan U Sameeyay Ee Badashay Dhaqankiisi Uu Cadada U Laha “?

Waxa Uu Ku Jawaabay

▪Anigu Umaan Tagin Madaarka Inan Soo Dhaweeeyo Mudane [Sharma]In Uu Yahay Madaxwynha India Lkn Anigu Yaraantydi Waxan Wax Barasho U Tagay [Boona] Oo Ah Magaalo Ku Taala India [Sharma] Wakhtigaas Waxa Uu Aha Macilnkaygi &Barbaariyahygi I Baray /Ka Bartay Sidan U Noolaanyo &Dadka Sidan Ula Dhaqmayo Una Waajahayo Wakhtiyada Adag Ee Nolasha Ku Dhex Jirra Kadid Markan Waynaaday Waxan Si Toosa U Bilaabay Inan Ficil U Rogo Waxan Isaga Ka Bartay Ilaa Aan Ka Noqday Hogaamiye Dall Dhan ”

Hassan Kayd Abdirahman.