Mudo Kordhintaa Somaliland waa mid qorshe siyaasadeed leh (WQ: Abdillahi M. Ali)

Somaliland: Mudo Kordhintaa maanta waa mid qorshe siyaasadeed leh.

Anigu waxa aan u arkaa mid lagu soo qadimayo doorashaa Goalaha Wakiilada iyo xiliga la furayo xisbiyada mar kale. Waa shax qiyaastii cida dajisay aanay dhayal u dhigin.

Filo in qaadacaada xisbiyada ee mudo kordhintan ay noqo “Meel aan raby roob igu eri” Mar kastoo muranku soo jiitamoba waxa wakhtigu ku durkayaa xagaa iyo ‘Xsibi fursitii’ oo ay tahay sanadka 2022-ka – waana la soo qadimi karaa xiligaas marka la eego mudada Goleyaasha Deegaanku fadhiyeen .

JSL wali waxay taaga ntahay 2003-dii wixii ka dambeeyey ee mudo kordhintu xal iyo xeelad labada laga dayi jiray.

Maxaa xigi? Dhexdhexaadin caalami ah oo raqab isku qabad ah xisbiga talada dalka haya iyo kuwo mucaaridka ah

Wali JSL uma guurin heer siyaasadeed oo horu socod ah.