Ciidamo tiradoodu gaadhayso 260 ciidan ah oo hubaysan ayaa waxa ka soo goosteen ciidamada Puntland iyo Khaatumo kuwaaso uu soo gacan galay Somaliland.
Ciidanka ayaa waxa si rasmiya ula wareegay taliyaha ciidanka qaranka Ismaaciil Shaqale. Sidoo kale waxa xafladan ciidan la wareediga goob-joob ka ahaa wasiir-ku-xigeenka wasaaradda Boosaha iyo isgaadhsiinta CIsmaan Garaad Soofe.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: