Ilham Cumar oo ah xildhibaanad ka tirsan aqalka Wakiilada Maraykanka ayaa Aabaheed u geeriyooday xanuunka Covid-19

Ilham Cumar oo ah xildhibaanad ka tirsan aqalka Wakiilada Maraykanka ayaa Aabaheed u geeriyooday xanuunka Covid-19

Ilham iyo aabaheed Nuur Maxamed waxay Mareykanka yimaadeen iyagoo qaxooti ah Sannadkii 1995 iyagoo ka yimid Soomaaliya xilligii uu socday dagaalkii sokeeye, ugu dambeyntiina waxay degeen magaalada Minneapolis.

Ilham iyo Rashida oo bishii November 2018 loo doortay xildhibaano aqalka wakiilada Maraykanka ayaa noqday labaddii haween ee muslim ah ee ka mid noqda golahaas.

Bandhige@gmail.com

Xigasho: Illo-wareedyo Caalami ah