Madaxweyne Siilaanyo waxa uu safar ugu ambabaxay dalka Turkiga

Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo oo ay wehelinayaan Marwada Koowaad ee Qaranka Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha Cali Axmed Cali, ayaa galabta u dhoofay Dalka Turkiga halkaas oo Madaxweynuhu u tegay Dano Shaqsi ah.

Safarkan ayaa la filayaa in uu qaato muddo todobaad ah kaas oo u gaar ah Madaxweyne Siilaanyo/

Halkan hoose ka daawo muqaalka warka safarka Madaxweynaha:

bandhige@gmail.com