Qisooyinka Qur’aanku waa barmaamij maalinle ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Qur’aanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’iidaysan karno.
Nacaybka uu Ibliis u qabo bani-aadmigu wuxuu la bilaambay abuurkii Nabi Aadam, dagaalka u dhaxeeya Ibliis iyo bani-aadmigu waa uu soconayaa ila laga gaadhayo qiyaamaha. Barmaamijka 9aad ee barmaamijyada qisooyinka Qur’aanka maanta waxa aan ku soo qaadanaynaa dagaalkan u dhaxeeya Ibliis iyo bani-aadmiga.
Halkan ka daawo qaybtii sagaalaad, daawasho wacan: