Qisooyinka Qur’aanku waa barmaamij maalinle ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Qur’aanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’iidaysan karno.
Cusayr waxa uu maalin maalmaha ka mida is waydiiyay sida uu Allah u soo noolayn karo dadku kadib marka ay dhintaan. Sheekadiis oo uu Allah kaga sheekeeyay Suratul Baqarah ayuu ku saabsan yahay barmaamijka afraad ee barmaaijada taxanaha ah ee aan ugu tala galay bisha barakaysan ee Ramadaanta.
Fadlan halkan hoose ka daawo barmaamijkii afaraad ee silsiladan oo aan kaga hadlayno sheekadii Sheekadii Cusayr iyo casharada laga faa’iidaysan karo.
Halkan ka daawo qaybtii afaraad, daawo wacan: