Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Magaalada Baligubadle ka Furay Tartan Ciyaareed kala duwan

Wasiirka Wasaarada Dhalinayarada Iyo Ciyaaraha Somaliland oo ay weheliyaan Masuuliyiinta Heer Gobol iyo Heer Degmo ee Gobolka Hawd ayaa ย magaalada Baligubdle ee Xarunta Gobolka Hawd kaga qaybgalay ย Furitaanka Tartan Ciyaareedo ย Isku Jirta Kubada Cagta iyo Oradada ย  5km oo ay Hirgalinayso Wasaarada Dhalinayarada Iyo Ciyaaraha Somaliland.