Wasiirka Arrimaha Gudduhu waxa uu xafiisa ku qaabilay wefti ka socda Hay’adda Medecines Sans Frontieres (MSF)

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Guddaha Cali Maxamed Warancadde Ayaa  Maanta  Xafiiskiisa ayaa waxa maanta xafiiskii ku qaabilay wefti ka socda Hay’adda Medecines Sans Frontieres (MSF). Weftigan ayaa waxa hoggaaminayey Agaasimaha Hay’addaas oo lagu magacaabo Bruno Jochum.

Weftigan ka socda Hay’adda Medecines Sans Frontieres (MSF) ayaa ujeedada socdaalkoodu ahaa hawlihii hore ee shaqo oo ee somaliland uga qaban jireen in ay soo indho-indheeyaan.

Hay’adda Medecines Sans Frontieres (MSF) waxay ka baxday Somaliland sannadkii 2014-kii kadib markii ay dhammaadeen mashaariic ay ka waday.

bandhige@gmail.com