Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta JSL Oo Ganafka Ku Dhuftay Hadalo Xanaf leh Oo Ka Soo Yeedhay Mdaxwaynaha Maamulka Puntland

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ahna Afhayeenka xukuumadda JSL Md. Sulayman Yusuf Koore Oo Ganafka Ku Dhuftay Hadalo Xanafleh Oo Ka Soo Yeedhay Mdaxwaynaha Maamulka Puntland Islamarkaana Ku Tilmaamay Inaanu Waayo Argnimo U Lahayn Xaaladaha Dagaalka.

Hoos ka daawo war-saxaafadeedka Wasiirka oo muuqaal ah: