Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in la qaaday dhammaan xayiraadihii ka hortagga xanuunka Covid-19

Xukuumadda Somaliland oo sheegtay in la qaaday dhammaan xayiraadihii ka hortagga Covid-19

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ahna Gudoomiyaha guddida heer Qaran ee Covid-19 oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in la qaaday dhammaan xayiradihii ka hortagga cudurka Covid-19.

Madaxweyne ku-xigeenka oo ka hadlay arrimahaas iyo kuwo kale halkan ka daawo: