Xisbiga Waddani oo ka hadlay war-murtiyeedka kasoo baxay wada hadallada Somaliland iyo Somaliya

Xisbiga Waddani ayaa waxa uu ka hadlay war-murtiyeedka kasoo baxay wada hadallada Somaliland iyo Somaliya

Xoghaya guud ee Xisbiga Waddani Khadar Xuseen Cabdi oo warbaahinta kula hadlay xafiiska Xisbigu ku leeyahay magaalada Hargaysa ayaa ka hadlayย war-murtiyeedka kasoo baxay wada hadallada Somaliland iyo Somaliya ee kasoo baxay dalka Jabuuti.

Xoghaye Khadar isaga oo ka hadlaya qodobka is dhexgalka waxa uu yidhi โ€œMarka la leeyahay isku socodka, is dhexgalka iyo arrimaha siyaasiga aan ahayn baa la xoojinaya waxa la caadiyaynaya xaaladda, waana istabta 1-aad ee marka waddamo la midaynayo la maro, waa dariiq caalami ah oo yaalla oo la yaqaanno mana aha wax hadda la samaynayo. Marka waddamo midoobayaan ama federal samaysanayaan halka 1-aad ee laga bilaabo is dhexgal baa la yidhaahda,โ€

Hoos ka daawo muuqaalka warkan:

 

Bandhige@gmail.com