Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta ahna Afhayeenka xukuumadda JSL Md. Sulayman Yusuf Koore Oo Ganafka Ku Dhuftay Hadalo Xanafleh Oo Ka Soo Yeedhay Mdaxwaynaha Maamulka Puntland Islamarkaana Ku Tilmaamay Inaanu Waayo Argnimo U Lahayn Xaaladaha Dagaalka.
Hoos ka daawo war-saxaafadeedka Wasiirka oo muuqaal ah: