Wasiirkii hore ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Dr. Cabdi Aw Daahir ayaa waxa uu maanta ku geeriyooda Burco.
Allah ha u naxariistee marxuumku u geeriyooday wadne xanuun ku soo booday sida ay sheegayaan Wararka naga soo dadka agdhow marxuunka geeriyooday.
Marxuunka oo dhowaan iska-casilay xilkii wasiirnimo ee ka hayey xukuumadda kadib markii uu garabka Isbahaysiga Kulmiye ee ka cadhooday shirweynihii lagu doortay Musharaxa Madaxweyne iyo ku-xigeenkiisa doorashada soo socoto ee sannadka, ayaa waxa uu haatan ka dawaday shaqadiisii gaar ahaaneed ee fadhiisan dhakhtar uu ku lahaa Burco.
Inaalilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun