Xajaaj Bin Yuusuf, (Seeftii bani Umayah)

Dadka taariikhda Islaamka wax ka qoray qaarkood waxay qireen guulihii ciidamadii hoos imanayey taliskii Xajaaj Bin Yuusuf ku furteen dhul badan oo ka tirsan badhtamaha qaaradda Aasiya, laakiin waxay sidoo kale xuseen dilkii uu u gaystay dad badan oo Muslimiin ah oo in ay dawladdii Umawiyiiinta ka hor jeestaan mooyaane aan Diinta ka bixin, sidoo kalena muddadii uu shaqada hayey la dilay in badan ooย ka mid ahayd saxaabadii Rasuulka isla markaana ciidamadii uu horkacayey ay gubeen Kacabada barakaysan ee magaalada Makkah Al Mukarama, kadib dagaalkii uu halkaa kula galay dawladdii Ibnu Zubayr ee Makkah ka dhisnayd. Dadkii maalintaa la dilayna uu ka mid ahaa Cabdilahi Ibnu Zubayr oo ay dhashay Asmaa Binti Abu Bakar.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Xajaaj Bin Yuusuf, (Seeftii bani Umayah):

https://www.youtube.com/watch?v=FaI1n_YtmOA&feature=youtu.be

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com