Iyadoo la wada ogyahay in quutul-daruuriga rasmiga ah ee kaneecaduu uu ka yimaado qoyaanka iyo caleemaha dhirta gaar ahaan cawska, ayaa haddana waxa ay kaneecadu u baahan tahay in ay cabto dhiiga dadka, maadaama uu dhiiga dadka ku jiro borotiino ay u baahan tahay kaneecada dhedig si ay u rinto oo u dhshasho, shayga ugu daran ee arrintaa ka kaalmayn kara kaneecadana waxa lagu sheegay harmoonada qaybta ka ah dhididka dadka iyadoo dadka qaarkii ay kaneecadu aad u qaniinto marka la dhinac dhigo dadka intiisa kale.
Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Maxay kaneecadu inoo qaniintaa?:
https://www.youtube.com/watch?v=qN9TqOBFR1c&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi