Xogta Dahsoon: Shucaaca taleefanku waxauu yareeyaa manida ragga

Daraasad cilmi oo la sameeyay ayaa ayaa waxa ay ka digaysaa in taleefoonka moobilka lagu qaato jeebka hore ee surwaalka, isagoo taleefoonku waxyeelo u gaysanaya xubnaha taranka ee ragga, saamayna ku yeelanayo dhaqdhaqaaqii dabiiciga ahaa ee xidida macdanta ragga.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Shucaaca taleefanku waxauu yareeyaa manida ragga:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com