Goorma ayaa la kordhin karaa mudo xileedka Golaha Wakiilada? (WQ: Guleed Dafac)

Goorma ayaa la kordhin karaa mudo xileedka Golaha Wakiilada? Qodobka 42 wuxuu sheegaya markay ay jiraan sadexdan duruufood:

1. Dagaal baahsan,

2 .Xasilooni darro gudaha ah,

3. Aafo dabiici ah oo culus sida dhul gariir, cudurrada faafa, abaaro culus.

Dastuurka waxa ku cad in sadexdaas sababood oo keliya doorashada Golaha Wakiliada dib loogu dhigi karo. Ilaahay ha inaga hayo.