Wasiiradii ama xoghayayaashii SNM xiligii axmed siilaanyo 31 March 1987-kii (WQ: Khadar Cabdilaahi Qabile)

1. Cabdisamad Xaaji Cabdillaahi—- Ciidammada Xoreynta
2. Cabdinaasir Sheekh Cali—- Xoghayaha Diinta iyo Cadaalada
3. Shakiib Suldaan Cabdillaahi – Xoghayaha Arrimaha Bulshada
4. Xasan Ciise Jaamac¬—– Xoghayaha Warfaafinta
5. Axmed Maxamed Qayir— Xoghayaha Arrimhaha Dibadda
6. Daa’uud Kheyre Kaahin –Xoghayaha Abaabulka
7. Xuseen Cali Xirsi— Xoghayaha Maamulka Dhexe
8. Maxamed Ibraahin Warsame— Xoghayaha Aagga Baarrey
9. Siciid Maxamed Nuur—– Xoghayaha Maaliyadda
10. Maxamed Cumar Duqow—-Xoghayaha Aagga Mustaxiil

1 April 1987
1. Cabdisamad Xaaji Cabdillaahi—- Ciidammada Xoreynta
2. Cabdinaasir Sheekh Cali—- Xoghayaha Abaabulka
3. Shakiib Suldaan Cabdillaahi – Xoghayaha Diinta iyo Garsoorka
4. Xasan Ciise Jaamac—– Xoghayaha Warfaafinta
5. Axmed Maxamed Qayir— Xoghayaha Arrimhaha Dibadda
6. Daa’uud Kheyre Kaahin – Xoghayaha Arrimaha Bulshada
7. Xuseen Cali Xirsi— Xoghayaha Maamulka Dhexe
8. Maxamed Ibraahin Warsame— Xoghayaha Aagga Baarrey
9. Siciid Maxamed Nuur—– Xoghayaha Maaliyadda
10. Maxamed Cumar Duqow—-Xoghayaha Aagga Mustaxiil

1989
Axmed Maxamed Siilaanyo – Guddomiye SNM ahna xoghayaha Ciidammada xoreynta ee ku-meel-gaadhka ah,
1. Shakiib Suldaan Cabdillaahi – Xoghayaha Diinta iyo Garsoorka
2.Cismaan Aadan Doo (Quulle)– Xoghayaha Maaliyadda
3.Rashiid Sheekh Cabdillahi – Xoghayaha Arrimhaha Dibadda
4.Xasan Guure Jaamac – Xoghayaha Abaabulka
5.Xuseen Cali Xirsi – Xoghayaha Warfaafinta
6.Siciid Maxamed Nuur – Xoghayaha Maamulka Saadka
7.Daa’uud Kheyre Kaahin – Xoghayaha Arrimaha Bulshada iyo Caafimaadka
8. Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye – Xoghayaha Aagga Dhexe
9. Maxamed Cumar Duqow – Xoghayaha Aagga Koonfurred