Baaqa Ururada Bulshada Rayidka ah ee xadhiga Naciima Qorane

 

Maxkamada Gobolka Maroodijeex ayaa 15-kii bishan xukun saddex sano ah ku riday Abawaannad Naciimo Qarane iyada oo Maxkamadu ku soo oogtay danbi ah in ay faafisay hadalo ka dhan ah jiritaanka Somaliland.

Ururadda Bulshada Rayidka ah ee Somaliland ayaa waxay War-Murtiyeed ka soo saareey tacadiyo iyo jidh dil lagula kacay Niciima Abwaan Qorane mudadii ay Xabsiga ku jirtay. iyaga oo Madaxwaynaha Somaliland ka codsaday in si deg dega xoriyadeeda loogu soo celiyo.

Halkan hoose ka akhriso War-Murtiyeedka oo dhammaystiran: 

bandhige@gmail.com