Xiliyadii hore bidaarta iyo timaha madaxa oo daata waxay ku xidhnaan jireen da’da qofka oo weynaata, wakhtigan aynu hadda joogno’se waxa suurogal ah in mushkiladaa ay la tacaalayaan.
Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Bidaarta iyo timaha daata:
https://www.youtube.com/watch?v=imdb9e-J5JU&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi