Cuntooyinka ugu la yaabka badan ee hudheelada caalamka sameeyaan

Barnaamijkeenan xogta dahsoon waxaynu si gaar ah ugu eegaynaa cuntooyinka ugu la yaabka badan ee ay suurogalka tahay inaaad ka hesho hudheelada caalamka qaarkood.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Cuntooyinka ugu la yaabka badan ee hudheelada caalamka sameeyaan:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com