Dan-yar ka cabanaysa Taliya Ciidanka Asluubta oo ka qaadaya dhul ay ku ganacsanayeen

Warbixin Taar TV Channel:

Shacab dan-yar ah ayaa ka cabanaya Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Taliyaha Ciidanka Asluubta Jeneraal Xudhuun oo ka qaadaya dhul ay ku ganacsanayeen isagoo go’aankiisa ku salaynaya in ay bilicda wax u dhimayaan. Waxay baaq u direen madaxweynaha Somaliland.