15 dhakhtar iyo kalkaaliyayaal caafimaad ayaa waxay saaka adeegyo caafimaad oo bilaash u fidiyeen dadweynaha Gabiley.
Kahor inta aanay bilaaban adeegani ayaa waxa saxaafada la hadlay maamulka gobolka Gabiley, sidoo kale waxa soo dhoweeyey dadweynaha Gobolka Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:
https://youtube.com/watch?v=8RL1mt-EqqI