Markii uu Boqorka ka ahaa dalka Biljamka intii u dhexaysay sannadihii 1885-kii ilaa 1909-kii waxa uu mulkigiisa ama hantidiisa ku daray dalka Kongo kadib markii uu isku deyay oo ku fashilmay talaabooyin kale oo badan oo gumaysi doona. Isagoo ugu dambayntii doortay Dalka Kongo oo uu iibsaday dhulkeedii, dadkeediina addoonsaday, iyadoo xiligaa masaafada dhuleed ee Kongo ay 72 jeer ka weynayd masaaxada dhuleed ee dalka Biljamka.
Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Dilaagii 10 Milyan ee qof, Leopold II:
https://www.youtube.com/watch?v=9TABxewuM0I&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi