Dulqaadku xad buu leeyahay! (Waxa qortay: Ina Siciid)

 

Marka uu qofku in badan uu dulqaadato waxa dhacda in dulqaadkaasi isku beddelo arrin imika adduunka ku cusub oo la yidhaa “bahalnimo.

Bahalnimado waa marka uu qofku cadhadiisu dibedda uga soo baxdo ee ay sidii bahalka ka suurto gasho in uu dil gaysto.

Ila daawada muuqaalkan fikir kiinuna waa muhiim!

 

https://www.facebook.com/gymegypt/videos/1133529370061262/