Ganacsade Maxamed Al-camuudi oo u dhashay dalalka Itoobiya iyo Sucuudiga ayaa goor dhoweyd ku geeriyooday magaalada London halkaas oo xaalada caafimaad loogu qaaday.
Hantida Al-Camuudi ayaa waxa lagu qiyaasaa 8.3 bilyan, sidoo kale waxa uu lahaa dhismayaal u badan.
Al-Camuudi waxa uu magac weyn ku lahaa qaarada Afrika gaar ahaan bariga iyo caalamkaba.
Il-wareed Wargeyska Telegraph