Ganacsatada Somaliland oo loogu baaqay inay iswaafajiyaan qiimaha sarifka iyo maciishada

Agaasime guud ee wasaarada ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska Somaliland mustafe Maxamuud Cali oo maanta saxaafada kula hadlayay Xarunta wasaarada ayaa ganacsata somaliland ugu baaqay inay is waafajiyaan qiimaha sarifka iyo maciishada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:-