Garabka Jamaal Cali Xuseen waxay soo dhoweeyeen go’aanka Maxkamada Sare ka soo saartay khilaafka UCID

Garabka Jamaal Cali Xuseen oo muddo shan sanno ah dibedda ka joogay xisbiga ayaa waxay soo dhaweeyeen go’aanka Maxkamadda Sare ka soo saartay muranka xisbiga UCID oo muddooyinkii u dambeeyey ay ka garnaqaysay Maxkamadda Sare.

Go’aanka ay Maxkamadda Sare soo saartay ayaa waxaanu in badan ka duwanayn go’aankii ay Guddiga Diwaangelinta Ururada ka soo saareen muranka ayaa waxa soo dhoweyey garabka uu hoggaaminayo Jamaal Cali Xuseen.

Go’aanka ayaa waxa sheegay in ay ku qanceen, waxaanay ku tilmaameen go’aan lagu badbaadninayo xisbiga UCID.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

https://www.youtube.com/watch?v=RdUO69IeRMQ

https://www.youtube.com/watch?v=txyi8o_GWCc

bandhige@gmail.com