Golaha Wakiilada ayaa cod aqlabiyad ah ku meel-mariyey Xeerka isa-saarka Doorashooyinka Madaxtooyadda iyo Ururradda kaasi oo muddooyinkii u dambeeyey ay ku hawlanaayeen guddi uu golahaasi u saaray iswaafajinta Xeerarka Doorashooyinka ee Dalka.