Madaxweynaha-ku-xigeenka Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil “Saylici” ahna Guddoomiyaha Guddiga Abaaraha oo ay wehelinayaan xubno ka mid ah ayaa waxay maanta deeq lacag ah ka gudoomeen ardaydii wax ku soo baratay waddanka Hindiya.
Deeqdan lacagta ahaa waxay dhan tahay 3,011 doolar.
Arday deeqdan soo ururisay ayaa waxay haatan ka shaqeeyaan waddanka Qatar intooda badani.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan: