Iyadoo hore Guddiga Fulinta UCID ay soo saareen go’aamo ay ku ansixiyeen xil-ka-qaadistii uu Guddoomiye UCID ku sameeyey Guddoomiye-ku-xigeenkii saddexaad Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray”, ayaa waxa maantana war qoraal ah oo ay soo saareen Guddiga Anshaxa xisbiga UCID ku sheegeen in xubinimadii xisbiga laga saaray Guddoomiye-ku-xigeenkii saddexaad ee xisbiga UCID.
Qoraalka laga qaaday xubinimada xisbiga Cali Guray ayaa waxay u dhignaa sidan: