Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha waxa ka dhacay shir lagaga hadlaayay..

Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha waxa ka dhacay shir lagaga hadlaayay arrimaha socdaalka isku dhafan (MMTF) oo ay ka soo qayb galeen madaxda ugu saraysa ee dhammaan Hay’addaha dawladda ee ka shaqeeya arrimahan sida Hay’adda Qaxoontiga iyo Barakacayaasha Qaranka, Wasaaradda Cadaaladda, Wasaaradda Arrimaha guddaha, Wasaaradda Qoyska iyo arrimaha bulshada, Komishanka xuquuqal iinsaanka iyo Ciidanka Socdaalka.