Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray โSheekh Aadan Siiroโย ayaa waxa maanta khudbadii Jimacaha ee masaajidka uu tujiyo ee ku yaala Hargeysa gaar ahaan xaafada Xawaadle ayaa waxa uu ka hadlay arrimo dhowr oo ay ka mid yihiin cidda dadka muslimiinta ah isku hayn iyo falaqayna ku sameeyey sharciga waddanka ka shaqeeya.
Khudbadda Sheekh oo dhamaystiran halkan hoose ka daawo: