Inankii isu bedelay taalada dhagaxa ah

Xaalad caafimaad darro oo dhif ah, ayaa ilmihii yaraa ee lagu magacaabi jiray Ramish Darji waxa uu isu bedelay oo uu noqday wax u eg taallo dhagax ah, iyadoo hooyadii ay wax ka yar 15 maalmood oo keliya markii uu jiray ay ogaatay in maqaarka sare ee wiilkeedu isu bedelayo wax uu muuqda dhagaxa oo kale.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย Inankii isu bedelay taalada dhagaxa ah:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com