Barnaamijkeena Xogta Dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa sidii aynu u sixi lahayn khaladaadkaasi, Ramadaantuna inoogu noqon lahayd mid aan raad xun inagaga tegin ee inoo hagaajisa caafimaadkeena guud.
Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Khaladaadka cunto ee bisha Ramadaan:
https://www.youtube.com/watch?v=vvUEuahcMQU&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi