Maamulka Gobolka Maroodi-jeex ayaa joojiyay boodhadhka Xayaysiiska Ah Ee Madax-dhaqameedka Iyo Musharaxiinta Aan Rasmiga Ahayn

Maamulka Gobolka Maroodi-jeex ayaa joojiyay boodhadhka Xayaysiiska Ah Ee Madax-dhaqameedka Iyo Musharaxiinta Aan Rasmiga Ahayn

Gudoomiye ku-xigeenka gobolka Maroodi-jeex mudane Khadar Baaruud ayaa shalay soo saaray wareegto uu ku wargalinayay dhammaan shirkadaha daabacaadda iyo xayaysiiska ee kajira gudaha gobolka, wareegtadaas oo uu ku amrayo in aanay daabici karin salaadiinta beelaha iyo cuqaasha iyo sidoo kale musharaxiinta aan la shaacin musharaxnimadooda.

Dhanka kale, waxa uu sheegay in shirkaduhu muddo saddex maalmood gudohood ah oo ka bilaabmaysay shalay ay ku furtaan boodhadh hore ay ugu dhajiyeen gudaha magaalada.

Halkan hoose ka akhriso wareegtada lagu joojiyay:

Bandhige@gmail.com